EUCAP Somalia waxay u hambalyaynaysaa Haweenka Soomaaliyeed
Berito, oo ah Maalinta Haweenka ee Dunida, waxaan u dabaaldegeynaa guulaha ay ka gaareen haweenka shaqooyinka kala duwan ee ay hayaan. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa haweenka Soomaaliyeed ee saamaynta weyn ku leh bulshada dhexdeeda iyo kuwa ka shaqeeya fulinta sharciyada rayidka ee badaha. Sidoo kale, waxaan qireynaa inay jiraan wax badan oo innoo…