Iskaashiga Caalamiga ee Booliska Wuxuu Soomaaliya iyo Adduunka Intiisa kale ka Dhigayaa Ammaan
Si loo helo adduun weyne ammaan ah, waa in la isku xiraa Ciidamada Booliska, waana sababta loo sameeyay INTERPOLKA, urur caalami ah oo leh khibrad boqol sano ah, hadana ay ku xiran yihiin 194 dal iyagoo fariimaha isu marinaya Xafiisyada dhexe Qaranka(Hoggaamada INTERPOLKA iyo Xiriirada Caalamiga). Saraakiisha INTERPOLKA, ma ahan waxay dad badani u maleeyaan…