Ku-dhaqanka Sharciga Wuxuu Muhiim u yahay Xuquuqda Aadanaha iyo Dimuquraadiyada: Tababar ku Saabsan “Caqabadaha Cadaalad Marinta Dembiilaha” oo Lagu Qabtey Garowe
Dib-u-habaynta ku dhaqanka sharciga ee dalalka colaada kasoo kabanaya ayaa muhiim u ah xuquuqda aadanaha iyo dimuqraadiyada. Si taas loo gaaro, waxaa aad muhiim u ah ku dhaqanka sharicga inuu gaaro qeybaha kala duwan ee bulshada, sido kale isku xirka iyo xoojinta silsilada sharciga, laga bilaabo baaritaanka booliska ilaa maxkamadaha oo ay ku jirto xeer…