Hanaan Cusub oo lagula tacaalayo tahriibta iyo ka ganacsiga dadka
Tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka waa dembiyo dardaran, oo ay ka dhalan karaan cawaaqib xumo, ay ku jirto xita dhimasho. Dembiyada noocan ah, had iyo goor waa dembiyo caalami ah, waxayna guud ahaan gaadheen heer aad u sarreeya, taas oo keentey, mas’uulinta Soomaaliland in ay uga hortagaan qorista “ Sharciga ka hortagga Tahriibta iyo ka…