Saraakiil Booliska Soomaaliyeed oo loo Tababaray Siday Xirfadaha Cusub ugu Gudbin lahaayeen Saxibahooda kale
Sagaal sarkaal oo ka kala socda ciidamadda booliska Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay tababarka-tababarayaasha, duruus socotay 24 ilaa 30 bishii Maarso, tababarkan ayaa waxa soo qabanqaabiyey unugta la taliyeyaasha Booliska ee Hay’adda EUCAP Somalia, iskana kaashaday hawlgalka Midowga Afrika ee Muqdisho. Duruusta lagu qaatay tababarkan, ayaa ka koobnayd khudbado iyo casharo laylis oo si gaar ah…