Madaxa Hawlgalka EUCAP Somalia Maria-Cristina Stepanescu iyo Ku-xigeenka Madaxa Hawlgalka Chris Reynolds, ayaa 1dii bisha May magaalada Muqdisho ku martigeliyey saaxiibadooda EUNAVFOR Atalanta, maalin uun kahor dabaaldegga maalinta EU oo 2-dii bisha May lagu xusay dalka Somalia.
Kulankan labada dhinac dhexmara, ayaa looga dan lahaa in si dhaw loogu lafo-guro wadashaqeynta ka dhexeeya labada dhinac, si kor loogu qaado gacan-siinta dhammaan waaxaha Somalida ee ku hawlan mashaariicda hadda socda iyo kuwa mustaqbalkaba.

EUCAP SOMALIA AND EUNAVFOR ATALANTA Strengthen cooperation for further support in Somalia