Ramadan Mubaarak!
Bisha barakaysan ee Ramadaan oo bilaabatay awgeed, waxaan idin rajaynayaa farxad iyo barwaaqo, dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo Saaxibadeena kale. Bishaan oo ah bil cibaado, Ilaahay nabad iyo xasilooni haa kusoo dabaalo dhamaan Soomaaliya.
Somalia EUCAP Maria-Cristina Stepanescu
Madaxa Hawlgalka